Meeting Register Page

Medicare Informational Meeting at the Somali Community Services of Seattle
Kaalay nagu soo biir kulankeena Somali Community Services of Seattle si aad wax uga ogaato:

• U-qalmitaanka Medicaid
• Kaalmada dakhliga hoose
• Ka dhiibidda daawada “ Donut Hole”
• Qorshayaasha Caymiska Medicare
• Qorshayaasha Kabitaanka Medicare

Marka laga soo tago bandhigayada foo-ka-foolka ah waxaan ku baahin doonaa Zoom waxaana diyaar u nahay inaan si gaar ah u kulano si aan kaaga caawino inaad isku toosisato qorshahaaga.

Open Enrollment for Medicare ends DECEMBER 7!
Before it's too late, let us guide you through the sometimes confusing and complicated path of Medicare Coverage. In the first 45 minutes we'll discuss:
• Medicaid Eligibility
• Low Income Subsidy
• Drug Coverage “ Donut Hole”
• Medicare Advantage Plans
• Medicare Supplement Plans

After the presentation we'll then take your questions and then we are available to meet individually with you in the following hour.

Dec 1, 2021 03:00 PM in Pacific Time (US and Canada)

Loading
* Required information